top of page

Dalmar Online Community Library

Maktabadda Bulshada ee Dalmar online

 

Welcome to our library!

Ku soo dhawaaw Maktabaddeena!

 

We are building a collection of books in Somali and English. You will be able to find books here in many different subjects. Please contact us if there is an area that you would like us to cover.

Waxaan billaabeynaa ururinta buugaagta af Soomaaliga iyo Ingiriiska ah, oo aad ka heli karto kuwo noocyo kala duwan ka hadlaya. Walaallo nalo soo xiriir haddii aad dooneyso inaan ku darno qeybo kale oo aad xiiseyneyso.

 

You can browse all these books and read them online. Please register with the library first.

Dhammaantood waxaad ka fiirin kartaa buugaagta habka online ka ah. Fadlan is diiwaan geli si aad ugu hesho fursadda dhex mushaaxa.

Are you a Somali author?

Ma tahay qoraa Soomaali ah?

 

We want to hear from Somali authors who are happy to contribute their books to our library. Please contact us if you have a book you wish to share with us.

Waan jeclaan lahayn haddii aad qoraa Soomali ah tahay oo ku faraxsan inuu ku soo biiriyo buugtiisa maktabaddeena. Fadlan nala soo xiriir haddaad doonayso in aan buugaagtaada kula  wadaagno si ay u gaarto qowmiyadda Soomaalida meel kasta oo ay joogaan

 

Many thanks to the authors who have already contributed to our library!

Waa ku mahadsan yihiin qorayaasha mar hore ku deeqay maktabaddeena

Registration

To register, please take the time to fill out the information below.

bottom of page